RW Xamse oo u Mahadceliyay Mareykanka Wadashaqeyn dhawna u ballanqaaday (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Danjire Larry Andre . Xamse Barre iyo safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo dhoor ah ay kamid yihiin xoojin xiriirka iyo wada shaqeynta u dhaxeysa labada dal ee Soomaaliya iyo … Continue reading RW Xamse oo u Mahadceliyay Mareykanka Wadashaqeyn dhawna u ballanqaaday (Sawirro)